Kameroon iyo jawi degan today

20221230_111703.jpg
Laygukaa dul yookee wanaagama ma yeeshide
Waxaan ku biiray mawduuca warbaahinta 26/12/2022 Sannadka cusub waa inaan halkan ku haysanaa taariikh wanaagsan

Everything has begun and ended. If I don't die, I have to leave many people here MUHIIMADA AY LEEDAHAY WAXBRASHADA

#actifit

Waxaan idinku salaamay dhammaan akhristayaasha iyo xiiseeyayaasha Maqaalkan salanta ay isku salaam dadka jannada (Ahlu jannada) ee ah Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu, waxaa mahad balaadhani usugnaataty Alihii igu guleeyey in dhammaystiro maqaalkan qiimaha iyo qaayaha mudan ee aan kaga #lifestylel

hadlayo Muhiimada ay waxbarashadu uleedahay qofka bini aadamka ah.

Ugu horayn waa maxay waxbarasho? Ereyga waxbarasho waa muhiim

#move2earn

ka koobanyahy 10 xaraf Wax-waa waxkasta oo lagu tilmaami karo inuu yahay shey, Barasho-waa raacid (Daraasayn) waa wax qof uu ku gaadhay go’aan inuu kubixiyo waqti iyo hanta.

Waxbarashada soomaaliya waxay soo martay heerar (Marxalado) kala duwan taaso ah;

#movetoearn

#move2earn

  1. Qofka waxbarta lala yaabo oo la yidhaaho wuuxuu doonaya gaalnimo!

  2. Waqi loo mari jirey masaafo (socod dheer) si loo helo qof leh in yaroo cilmiya!

  3. Xili ay wax baran jireen dadka ladan( lacagta haysta, dowlada ushaqeeya)

#move2earn

  1. Waqti dadka marka lasiiyo waxbarasho lacag la’aana (Scholarship) ay yidhaahaan dadkayaga yaan nalaga gaalaysiin! Weliba waxay ka dhacday gobolo kamida Soomaaliya oo iminka markaad eegtid ay kaaga bidhaamayso halka ay aqoon la’aantu ka marayso.

#dunka media school

4 Su’aaloodoo muhima inuu iswaydiiyo qofka waxbaranaya;

  1. Maxaan wax ubaranayaa?

  2. Maxay faa’iido iileedahay waxbarashadu?

  3. Maxaan dadka Jaahilka ah kaga duwanahy?

  4. Maxaa la ii gelin kharashka iyo Dadaalka in le’eg?

Waxaan uhubaa sidaan geeridayda uhubo in qofka su’aalahan uga jawaaba sida saxda ah inuu ka aflaxayo (gungaadhayo) waxbarashadiisa iyo mustaqbalkiisa kusoo fooleh.

H2
H3
H4
3 columns
2 columns
1 column
Join the conversation now
Logo
Center