Nolosha saxdaa aduunyo Mahan waa talagu danbayn doono :hivesomalia.team

kameroon(1)
Published in
#hive
Words
189
Reading
1 min
4y
Listen to this post
~1 min

Maanta waxaan booqaday ka mida miyiga magaalada borama maanta waxaa nagu roob xoogan balse waxaan ka hoos meel geedaha taasi gabaad aan gabad ka dhiganay
Maanta dhulkan aad aad aragtaan waa abaar bari waxay noqon doontaa taasi oo ka dhigan inay noloshu barwaaqo iyo abaar maanta hadii aad tahay
Faqiir waxaad
Barri noqon kartaa mid taajir ah
#hivesomalia kameroon@kameroon

#teamsomali

Noloshu way micno badan hadii aad ufiirsatid waxaad oran iska daa waxba marna waxad oran iska daa shaqaalanimadu marna waxaad oran sidan macquul mahaan sobobtoo ah hadii aad maanta dadashid barina aad dhimatid waxaaga waalagu baashalaya
Balse waxa lagu dadalaa reer iyo guri iyo hanti dhaxala ah ubadkaga aad ureeb
Akhira camal wanaagsan tasi ood aakhiro jano iyo badbaado ka dhigan doonto

Nolosha sxdaa aanku ku dadalno dhamaanteen

Noloshu sxdaa waa camalka wanaagsan taasi uu alle inoo abuuro inaaan caabudno dhamaanteen
Su aal hadii lagu waydiiyo lagu yidhaahdo nolosha sxdaa sheeg

Lagayaaba inaad dhahdo waa shaqo iyo waxbarasho iyo inaad meed iska soo saarto waxaas dhamaant waa shaqo aduunyo ta lagu danbaynayo waa akhiro hala ogsoonaado

Maanta waa ramadaan 2023 /30/mars
Sanadkaa sanadkiisa bashbash iyo barwaaqo ayaan rajaynayaa

Somaliteamhive

Nolosha saxdaa aduunyo Mahan waa talagu danbayn doono :hivesomalia.... | Ecency