This content was muted by Hive Gaming moderators for not following community guidelines.

Yeyga duurjoogta ah waa boqorka duurka 🐺

Words
188
Reading
1 min
Listen
Play
4M

Yeyga yey dhab ah ok ku nool duurka ugaarsada xaywaano badan

Waan idin salamey dhamantiin waxan rajeyna inaad fiican tihin anigana waan fiicanahay manta waxan idila wadagaya aad qurux badan oo graphic fiican ayuu leeyahay waa game aad loo habeeyey waxan lagu ciyara online game ka magacisa waxan waye the wolf animal waxan Soo saartey shirkada rage quit games group game waad ku raaxeysan karta


Waxan layabey qaabka game loo sameyey runtii waa dhameystiran ani waxan siin laha %10 wuxu leeyahay xaywaano fara badan sida lo'da iyo xaywaano kle duurka wuxu weyn yahay waxad arkey webi weyn iyo waxad arkey deerta wax yaabo qurux badan waad arkey

Ciyaartan waxey kuu ogoloneysaa inaad noqoto yey dhab ah oo ku nool duurka
Waxad u gaarsaneysa xaywaano aad u badan
Waxad la ciyaari karta ciyaartoy kale aduunka oo dhan waa online ciyarta adugo sameynaya koox yeey ah ama tartamaya si aad u noqoto yeyda ugu awooda badan
Ciyaartan si xeeladsan in loo ciyaaro ayey rabta mar walbo feejignan ayey rabta
Waad ku mahadsan tahay ilaa dhamadka aad Nala joogtey mahadsanid


▶️ 3Speak

Yeyga duurjoogta ah waa boqorka duurka 🐺 | Ecency