RE: The Nightmare Manifests.
Waa game zombie cabsi badan hadane mugdi yahay gamekan waa cabsi cabsi markad aragtey zombie badan aad ka carartey babuur dhex gashey runtii waan baqey inad dhimaneysid aan u maleynayi waxad badbaadey si xirfad leh ayaad u ciyaartey replied to 0:01 on 3speak.tv
RE: The Nightmare Manifests.