This content was muted by Hive Gaming moderators for not following community guidelines.

Grand theft Auto san Andreas cj dagaal gangs

Words
297
Reading
2 min
Listen
Play
4M

Grand theft Auto san Andreas

Waxan idin salamaya dhamantiin waxan rajeynayaa inaad cafimaad iyo farxad ku jirtaan anigana waan fiicanahay allhamdulilah
Manta waxan idin wadagaya game aad u xiisa badan Grand theft Auto san Andreas
Waa game heer sare ah graphics aad ayuu u fican yahay game aan la dhacey wye adna waad ka heli doonta waa offline mobile kaga wad ku ciyari karta game Grand theft Auto san Andreas waxa daabacadey rockstar games



Game aan la yaabey waxad la dagaalame koox gangs ah marka ciyareysid waxad u maleyne inad film daawaneyso camal ciyaartan waxad ku arkey sida babuurta police tuugo hebeysan tuugo police tuuga Aya ku jirto sida asxbtada mission walbo isla fulisan game kan oo kale wax la siisan Karin ayaa jiro



Waxad ku arkey cj oo airport ka imid si u aargoosto Sababta u aargoosanayo mo ogi in hoyadiisa la diley ama walalkiisa koley aargoosi ayuu uso baxeyn policeta xitaa tuugada ayay la sheqeyan cid la'aaminayo ma jirto


Sida u aargoosan doono ayaa wax loo dhigma jirin tuusale ahaan hadii mid kamid ah familka la dhibaateyo ma aamusi lahayd cj ma aamusaayo si uu aargoosto


Jilayasha gameka ayaa si qurux badan u jiley gameka gurigeyna inta badan wiilsha waxey I ciyaaran game kan oo kale

Cj asxabtiisa wey jecel yihin waayo dhib uma quuran markii baaskiilka ay qaaten waxa gadaal jirey cj asxabtiisa hore ayey Jiren cj asxabtiisa kama ay tagin way sugayen saxibkoda cj waxay na tuseysa sida saxibtinimada qiima ay u leedahay

Game wax walbo wad ku barane sida loo dagalamo iyo sida maskaxda loga shaqeysiyo waa game inaba caadi ahayn waxan u ciyarey si xeelad ah adna waad u ciyari karta

Mahadsanid ilaa dhamadka aad ila joogtey mar labaad mahadsanid


▶️ 3Speak

Grand theft Auto san Andreas cj dagaal gangs | Ecency