This content was muted by Hive Gaming moderators for not following community guidelines.

Ninjaha dagaal qarsoodi 🥷

Words
153
Reading
1 min
Listen
Play
4M

Ninja assassin stealth game

Ciyaarta ninja assassin stealth game waa mid aad u xiisa badan oo ku saleysan dagaal iyo qarsoodi waxad ku ciyareysa nin ninja ah oo adeegsanaya xeelado qarsoon xawaare iyo dagal degdeg ah si uu UGA adkaado cadowgiisa waa game xamaasad leh oo aad xiisa badan waxa Soo saartey dragonfly game studio mararka qaar waxa lagu daawaca rage quit games game waxad ku ciyari karta offline si xeelad ah Ayan u ciyarey runtii gamekan waa cajiib


Waxa IGA yaabiyey qaab u dhuumanayo ninjaha iyo qaabka dadka u dilayo si xeelad ah ayuu u dilaa dadka aniga ciyaraya IGA yaabiyey gamekan runti graphics fican ayuu leeyahay


Ninjaha ciyaartiisa xiisa ayuu leeyahay qof walbo marku ciyaara ayuu darema inuu xiisa leeyahay gamekan


Intan ciyarayey waxan LA yaabey qaabka mindida dadka UGA dilayo
Mahadsanid ilaa dhamadka aad ila joogtey mar labaad mahadsanid


▶️ 3Speak

Ninjaha dagaal qarsoodi 🥷 | Ecency